Description
Ma waxaad doonaysaa in aad samaysato Chatbot u shaqeeya sida macallin oo kale?
Casharkaan waxaan ku baran doonaa sida aad u dhisi lahayd Bot Macallin Xisaabta Ciyaalka u dhiga adiga oo isticmaalaya Meta Facebook Chatbot Builder, kaas oo ah qalab bilaash ah.
Tallaabo Tallaabo: Waxaan kuu sharaxaynaa habka fudud ee aad ku qori lahayd Prompts-ka saxda ah si uu Bot-ku si toos ah (automatic) ugu xisaabiyo ciyaalka. Bot-kani wuxuu si dhakhso ah ugu sheegayaa ardayga natiijada jawaabtiisa isla markaana wuxuu ula dhaqmayaa sidii macallin dhab ah!
hadii u baahato horta su,aal iyo casharo Halkan hoose
https://isbar.substack.com/
Waxa Aad Ka Baranayso Casharkaan:
Dhismaha Bot-ka adigoo isticmaalaya Meta FB Chatbot Builder (Free).
Sida loo qoro Prompts ka dhigaya Bot-ka Macallin Awood leh.
Habka Bot-ka uu ula hadlo ciyaalka Xisaabta.
Xalka waxbarasho ee aad ka samayn karto guriga ama iskuulka.
Hadda bilow oo dhis Bot-kaaga ugu horreeya ee wax baraya!
Casharad Prompts iyo sidoo klae casharo Free ah Halkan hoose kale deg
https://isbar.substack.com/
#MetaChatbot #MacallinAI #XisaabtaCiyaalka #BaroChatbot #AI_Waxbarasho #CasharBilaash