Description
HORDHAC: WAAXAY CASHARKANI?-ISAGOO BUUGA KALA DEEG WALIGII INTERNET UMA BAAHANAYSID SXBYAAL DEEPSEEK R4 BAA KU XIGA
Buuggani wuxuu ku barayaa sida aad ugu shubi karto AI-ga computerkaaga adigoon internet u baahnayn!
OLLAMA WEB https://ollama.com/
### 🎯 Ujeedada:
- 🔹 Baro sida loo isticmaalo AI offline (Internet ma baahna!)
- 🔹 Ku shubo Gemma 4 computerkaaga
- 🔹 Samee Baro CLI Ka isticmaal AI
### 👨🎓 Qofkee Akhrin Karaa?
- 🔸 Arday kasta oo Soomaaliyeed
- 🔸 Dadka computerka wax ka baranaya
- 🔸 Qof kasta oo jecel internet la,aan ai ku isticmaalo
--- Qoraalka buuga 10 page Halkan ka akhriso.substack.com
https://akhriso.substack.com/