Description
Kusoo dhawaada casharkii ugu horreeyay ee ManyChat!
Casharkaan, waxaan ku baran doonaa ManyChat, barnaamijka ugu fudud ee lagu sameeyo Chatbots-ka WhatsApp iyo Facebook Messenger. Waa bilowga safarkaaga ee ah in aad si fudud ku maamusho fariimahaaga ganacsi iyo in aad ka jawaab celin degdeg ah samayso.
Waxa aad ka baranayso casharkaan:
Waa maxay ManyChat iyo sida uu u shaqeeyo?
Tallaabooyinka ugu horreeya ee aad u baahan tahay.
Sida loo sameeyo fariinta jawaab celiska tooska ah (Automated response).
Hada bilaaw, daawo casharka oo dhan si aad u noqoto khabiir ManyChat ah!
#ManyChat #ChatbotSomali #AIkaBaro #GanacsiAI #Casharka1