Beschrijving
Heestani waa hees kale oo uu aabahay Rashiid Maxamed Cilmi (Qudde) uu u qoray walaasheey Cawo Rashid inanta igu dhalasho xigta oo lagu aroosi doono magaalada Bristol ee wadanka UK bishan March dabayaaqadeeda. Dhageeysi wacan iyo cod kii Maxamed Siciid (BK).