Description
ABWAAN RAAGE UGAAS KUMUU AHAA? | GABAYADIISII IYO QISADII GABADHII LOO DIIDAY
Muuqaalkan waxaan ku dhex milmaynaa taariikhda iyo suugaanta Abwaan Raage Ugaas, oo ka mid ahaa abwaannadii Soomaaliyeed ee raad weyn ku reebay suugaanta iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
Waxaan ka sheekaynaynaa noloshiisa, gabayadiisii caanka ahaa, xikmadihii iyo fariimihii ku duugnaa suugaantiisa, iyo weliba qisada murugada iyo xusuusta reebtay ee gabadha loo diiday iyo gabaygii ka dhashay.
🎙️ Waa safar ku saabsan suugaan, taariikh, jacayl iyo dhaqan Soomaaliyeed — si aan dib ugu xasuusanno halyeeyadii suugaanteenna iyo sheekooyinkii ay jiilba jiil u gudbiyeen.
👍 Haddii aad jeceshahay suugaanta iyo taariikhda Soomaaliyeed, LIKE saar, la wadaag muuqaalka, kana SUBSCRIBE-garee channel-ka.
#RaageUgaas #AbwaanRaageUgaas #Gabay #SuugaanSoomaaliyeed #TaariikhdaSoomaaliyeed #SomaliPoetry #SomaliHistory #AliDhaanto
https://www.youtube.com/watch?v=ls4d2b77LjA
https://www.youtube.com/watch?v=r_sHXFpAIc8
For all inquiries email Alidhaanto571@gmail.com
