Welcome to YTUnity

One free SpiderTaz Network account works across every network site.

ABDIKARIM ALI SHAAH - TODOB CAASHAQ | OFFICIAL VIDEO

Waqal WStudío Video 6 days ago

Description

Abdikarim Ali Shaah "Todob Caashaq"
Ereyadii: Maxamed Cali "Shilke"
Laxankii: Abdikarim Ali Shaah
Music: Zanka on the Beat
Directed & Edited by Khadar Waqal
Vocal Rec: Khadar Waqal

Lyrics:
Tiicayoo naftan hawl kalgacal taray Tiilayoo
Taabtayoo habeenadan qof iga tagay tiigsadoo
Taahayoo saqda-dhexe hurdada tabay toosayoo

Taamayoo sidaan maanka ugu tolay tacajaboo
Tamaniyoo bogaan caashaq uga tudhay toogtayoo
Tiirshayoo xasuusahan Qalbiga taxay tuurayee

Taagsayoo todob caashaq igu tumay tiixayoo
Tuugayoo ruux maanka iga tiray toydayoo
Taransadoo dhibaatadan indhaa tusay taabayee

Featured creators

Creators on the SpiderTaz Network

Become a creator →